xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.
xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad
ku gudajirto. Marleyna ma aha in kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
đi ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
oo waxa ula-jeedadu tahay trong dhalinyar badani ku dhiirato
song song arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
Thứ sáu ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi
ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna chạy có thể sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee sáp cải xoăn. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

What's new in the latest 5.0
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...
Thông tin APK Xeel-Daaq

Phiên bản cũ của Xeel-Daaq
Xeel-Daaq 5.0
Xeel-Daaq 4.0

Tải xuống siêu nhanh và an toàn thông qua Ứng dụng APKPure
Một cú nhấp chuột để cài đặt các tệp XAPK/APK trên Android!