xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.
xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, intaad hayaanka-hawleed
ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
vá 'aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama oi. Xeeldaaqna waa intaba.
Bahda qalinlayda você gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
inay baahiyaan wixii kastee é u gartaan samo iyo inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
oo waxa ula-jeedadu tahay em dhalinyar badani ku dhiirato
como arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl é bom u
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
sexta-feira ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda é cawda saldhiga ahi
ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka yito gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, você taa kale u marna run with sheegin. Layskaga meados maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya encerra o wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida em rabitaanka guusha.

Novidades em 5.0 mais recente
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...
Informações sobre Xeel-Daaq APK

Versões Antigas de Xeel-Daaq
Xeel-Daaq 5.0
Xeel-Daaq 4.0

Baixar de Forma Rápida e Segura via APKPure App
Um clique para instalar arquivos XAPK/APK no Android!