Daariz English

Daariz English

  • 25.7 MB

    Dosya Boyutu

  • Android 5.0+

    Android OS

Daariz English hakkında

Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey!

Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu talogalay in aad ku barato ku-hadalka, ahriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore wax uga taqaannay ba.

Ujeeddooyin badan ayaa tuvalet bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah in aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo in aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo lahana, aad kula sheekaysto dadaw aad balmumu ka dheefayso, ama ugu yaraan aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub içinde waxa loo bartaa.

Barnaamijkan waxa soo diyaariyay baba luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay orta aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wax waad ku baran kartaa.

La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:

● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, ahriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.

● Büyük bir ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.

Bilaw maanta oo go'aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.

Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa orta sare halkan balmumu uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa içinde aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa ay qof kasta u saamixi doontaa içinde uu iskii u dedaalo oo wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.

Daha Fazla Göster

What's new in the latest 2.1.1

Last updated on 2022-12-27
Waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo oo mihim ahaa. Waa ku kaa! Si xiiso leh u baro Af-Ingiriisida!
Daha Fazla Göster

Videolar ve ekran görüntüleri

  • Daariz English gönderen
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 1
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 2
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 3
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 4
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 5
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 6
  • Daariz English Ekran Görüntüsü 7

Daariz English APK Bilgileri

En son sürüm
2.1.1
Kategori
Eğitim
Android OS
Android 5.0+
Dosya Boyutu
25.7 MB
Available on
Güvenli ve Hızlı APK İndirmeleri APKPure'de
APKPure, virüssüz Daariz English APK indirmelerini sağlamak için imza doğrulaması kullanır.

Daariz English'in eski sürümleri

APKPure simgesi

APK Uygulaması ile Süper Hızlı ve Güvenli İndirme

XAPK/APK dosyalarını Android'e yüklemek için tek tıkla!

İndir APKPure
thank icon
Kullanıcı deneyiminizi geliştirmek için bu web sitesinde çerezleri ve diğer teknolojileri kullanıyoruz.
Bu sayfadaki herhangi bir bağlantıya tıklayarak, Gizlilik Politikamıza ve Çerezler Politikamıza izin vermiş oluyorsunuz.
Daha fazla bilgi edin