Download APK sicuri e veloci su APKPure
APKPure utilizza la verifica delle firme per garantire download di APK Xikmado senza virus per te.
U ogolaaw 'Xikmado' in uu Noloshaada cera ka Badalo.
Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin Iyo Xasuusin ku cera salaynsan erayo Murti iyo ku OOL Leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-Gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad Horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay !.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
- usocoto Horay
- Hesho Dhiira-Gelin maalinle ah
- Garaadkaaga kobciso
- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
- Noqoto qof Guulaystay.
Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!