U ogolaaw 'Xikmado' in uu Noloshaada Wachs ka Badalo.
Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan Erayo murti iyo Wachs ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-Gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay !.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
- Horay usocoto
- Hesho Dhiira-Gelin maalinle ah
- Garaadkaaga kobciso
- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
- Noqoto qof Guulaystay.

What's new in the latest 1.0.3
Last updated on 2018-08-14
*- Cillado ayaa la xaliyay
*- Waxqabadka ayaa la kordhiyay
*- Cillado ayaa lagu daray, si mar kale loo xaliyo!.
*- Waxqabadka ayaa la kordhiyay
*- Cillado ayaa lagu daray, si mar kale loo xaliyo!.
Xikmado APK -Informationen
Sichere und schnelle APK-Downloads auf APKPure
Mit APKPure können Sie Xikmado APK einfach und sicher mit Signaturüberprüfung herunterladen.

Superschnelles und sicheres Herunterladen über die APKPure-App
Ein Klick zur Installation von XAPK/APK-Dateien auf Android!